Soo dhawoow

Somali

Waxaan jacelnahay inaan indin ku soo dhaweyno

Waxaan jacelnahay inaan indin ku soo dhaweyno “Femmes-Tische” iyo “Männer-Tische”: Muddada falan qaynaha wareegyada ah waxaad la kulmi doontaa dadka kale kuwaas oo aad kala hadli dontaan su'aalaha muhiimka ah ee khusaysa waxbarashada, caafimaadka iyo isdhexgalka luuqadaada hooyo.. Fallan qaynaha wareegyada ah waxay u furan yihiin dhammaan dadka xiiseeya, iyaddoon oo eegin asalkooda iyo luqadda. 

Falan qaynaha wareega ah

... wuxuu u dhacaya kooxo yar-yar 

...waxaa hogaamin doonaa qofka kuwa ku hadla luuqada la mid ah taada 

...siinta fursad aad ku barato dadka kale 

...ku siinaya taageero xoogan, fikrado iyo macluumaadka wax tar u ah nolol maalmeedka. 

...wuxuu ka dhacayada gobolkaaga ama xaafaadaada 

...waa lacag la'aan 

...waa madadaalo!  

​Sidee kulamadan u shaqayaan? ​

 

Wareega wuxuu ka kooban yahay ka qeybgalayaal 6-8. Dumarka iyo raga waxay ku kulmaan  kooxo falan qaynaha kala gooni ah - mid uun guri gaar aha ama goobta dadweynaha sida family centre (qoyska xarunta) ama dugsiga. Dhexdhexadiyaasha waxay yihiin qoysas bulsho dhaqan kala duwan. Waxay u dhaxeyan luuqada ama Jarmalka, Faransiis ama Ingiriiska. Mawduuca waxaa lagu soo bandhigayan filimka ama sawirada, kaa soo falan qayntu ka soo baxdo. Waa ku mahadsantahay macluumaadka iyo la wadaagida, ka qeybgalayasha waxay helayan taageero iyo fikradaha nolol maalmeedkoodu waxayna si wanaagsan isku baran doonaa muddada nusa saacaha. 

​Doorashada mawduucyadeena:


  • Kor u qaadista wanaagsan ee carruurta yaryar 
  • Sameynta xaduduudahawaxbarashada 
  • Ku korida dhowr luuqad 
  • Nidaamka dugsiga iyo doorashada shaqada Switzerland 
  • Ka hortagga qabatinka maandooriyaha gudaha qoyska
  • Baaluqnimada
  • La macaamilka warbaahinta 
  • Caafimaad qabida, ku joogida caafimaad qab 
  • Nafaqo  caafimaad leh iyo jimicsi 
  • Xoojinta kalsoonida-nafta 
  • Sameynta miisaniyad 
  • Fahmida caymiska caafimaadka 
  • Fayo-qanka iyo isku dheelitirka 
  • Ku gaboobida Switzerland

​Ma jaceshay inaad ka qeybqaadato wareegyada falan qaynta ah?

Ma jacesahay inaad wax badan ogaato: 

Geschäftsstelle Femmes-Tische Schweiz

Isabel Uehlinger Werkstrasse 18, 3084 Wabern +41 (0)58 400 47 60 info@femmestische.ch

Männer-Tische

Rainer Kamber Werkstrasse 18, 3084 Wabern +41 (0)79 813 10 70 info@maennertische.ch